Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-06–1442 oo waafaqsan 01-02-2021 Dhuuxa waxaa caawa soo jeedinaya Abuu Bakar Ibraahim.