Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-06-1442 oo waafaqsan 29 01 2021, Barnaamijka tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geeddi.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 29 01 2021.