Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14-06-1442 oo waafaqsan 27-01-2021, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Abuu Bakar Ibraahim.
Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhurnino 27 01 2021.