Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 13-06-1442 oo waafaqsan 26 -01- 2021, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Yasiin Jaamac Soomali.
Halkaan ka dhegeyso warka Subax 26 01 2021