Waxaa sanadkaan cusub xoogeystay duqeymaha diyaaradaha Maraykanku ay ka gaysanayaan dhulka ay kataliso xarakada alshabaab.
Qaar kamid ah duqeymaha ayaa waxaa ku ku dhintay dad shacab ah,waxaana kamid ahaa suldaankii beesha habar gidir ee jubbooyinka suldaan Maxamed Cabbaas oo lagu dilay dulleedka Jamaame.
Diirada jimcaha oo todobaadkaan looga hadlay duqeymaha Maraykanka waxaa marti ku ahaa Aqoonyahan Cazaam Axmed iyo Abuu faatimah.