HomeAll newsAlshabaab oo kordhisay dagaallada ay ka wado Soomaaliya iyo Kenya.(Warbixin)

Alshabaab oo kordhisay dagaallada ay ka wado Soomaaliya iyo Kenya.(Warbixin)

Ciidamada xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa sii laba jibaarayay qaraxyada iyo dagaallada ka dhanka ah shisheeyaha ku sugan Soomaaliya,Ciidamada Kenya.iyo askarta Soomaalida ah.

10-kii cisho ee lasoo dhaafay waxaa dhacay weeraro kala duwan oo ka dhacay goballada dalka iyo gudaha Kena.

Xalay,Shalay,iyo habeen horre waxaa dhacay weeraro badan oo ay qaadeen ciidamada xarakada shabaabul mujaahidiin.

Idaacadda Alfurqaan ayaa siyaarisay war ku saabsan weerarada dhacay saacadihii lasoo dhaafay ee ka dhagayso qeybta Hoose.

Halkan ka dhagayso warbixinta howlgallada.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular