Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 08-06–1442 oo waafaqsan 20-01-2021 waxaa caawa soo jeedinaya Cabdullaahi Yaasiin Jaamac Soomali.