Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 02-06-1442 oo waafaqsan 15 01 2021, Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Mahad Cubayd.
Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 02 06 1442