Marka bisha December ay gaarto 25 dabayaaqada sanad kasta iyo horaanta sanadka cusub waxay masiixiyiinta udabaal degaan dhalashada Nabi Ciise oo cadeyn dhabta ah loo heynin in xiligaasi uu dhashay.
Diirada oo maanta marti uu ku ahaa Sheekh Cabdul illaah waxaa looga hadlay xukunka ciida gaalada iyo waxa ka dhalanaya in Muslimiinta ka qeybgalaan xafladaha ciidaha gaalada Ama loo dabaal dego bilashada sanadka Miilaadiga.
Halkan ka dhagayso diirada jimcaha 01 01 2021.