Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 30-04-1442 oo waafaqsan 15-12-2020, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.