Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin ,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 29-04-1442 oo waafaqsan 14-12-2020, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi
Halkan Ka Degso Warka Duhurnimo 14 12 2020.