Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-04-1442 oo ku asteysan 11-12-2020. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geedi.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 11 12 2020.lite
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 11 12 2020