
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weeraro culus waxay habeenkii xalay ku qaadeen saldhigyo ciidamada Shisheeyaha ku leeyihiin deegaanno katirsan gobollada Shabeellaha Hoose, Jubbada Hoose iyo Baay.
Meelaha Shisheyaha lagu weeraray waxaa kamid ah Yoontooy, Taabto, Qooqaani, Awdiinle, garoonka Baraawe, Jannaale iyo goobo kale.
Weeraradan oo dhacay dhamaantooda habeenkii xalay ayaa waxaa la rumeysanyahay iney geysteen khasaare kala duwan.
Halkan ka dhagayso Shisheeyaha Oo lagu weeraray Gobollo kala duwan