HomeAll newsDiyaarad Ku dhacday Faransiiska Oo ay ku dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen...

Diyaarad Ku dhacday Faransiiska Oo ay ku dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen Tobaneeyo Qof.

Wararka ka imaanaya dalka Faransiiska ayaa ku waramaya in diyaarad ay saarnaayeen dad ay kusoo dhacday buuraleyda wadankaas.

Ugu yaraan lix ruux ayaa dhimatay, halka ay ku dhaawacmeen afar kale.

Masuuliyiinta dalka Faransiiska ayaa xaqiijiyay dhacdadan, waxaana goobta gaaray kooxaha gurmadka deg dega ah.

Halkan ka dhagayso Dad Faransiis ah oo ku dhintay burbur diyaaradeed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular