HomeAll newsXal laga gaaray Khilaaf u dhexeeyay Jufo katirsan beesha Xawaadle. (Dhagayso)

Xal laga gaaray Khilaaf u dhexeeyay Jufo katirsan beesha Xawaadle. (Dhagayso)

Deegaanka Booco oo katirsan gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay munaasabad ballaaran oo ay isugu yimaadeen waxgaradka jufada Xasan Maxmed oo katirsan beel weynta Xawaadle.

Waxaa sidoo kale kulanka kasoo qeybgalay masuuliyiin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana lagu xallinayay khilaaf iyo mad madow ka dhex jiray jufada.

Jufada Xasan Maxamed ayaa yeelatay hogaan cusub, waxaana nabadoonnada loo qabtay dowro diini ah.

Halkan ka dhagyaso Jufada Xasan Maxmed Oo xal ka gaartay khilaaf u dhexeeyay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular