HomeAll newsDowladda Federaalka Oo Badka Badda Soomaaliya Ka Jartay Inkabadan 500 KM. (DHAGAYSO)

Dowladda Federaalka Oo Badka Badda Soomaaliya Ka Jartay Inkabadan 500 KM. (DHAGAYSO)

Wasaaradda waxbarashada ee Dowladda federaalka ayaa soo saartay manhaj ay ku qorantahay xuduuda Juqraafi ee badda Soomaaliya, waxaana ay ka jartay inkabadna 500 oo km.

Xilli la wada ogyahay in badda Soomaaliya uu dhirirkeedu gaaray 3333km, ayay dowladda Federaalka ka dhigtay 2800 oo km, waxaana macallimiinta Soomaaliyeed arinkan ku tilmaameen mid looga tanaasulayo intii ay dowladda Kneya muranka gelisay.

Halkan ka dhagayso Dowladda Federaalka Oo Badka Soomaaliya ka jartay masaaxo badan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular