Maamulka islaamiga ah ee Sh/hoose ayaa dhiggiisa Gedo ku wareejiyay deeg isugu jirta, lacag, raashin, dhar, maacuun iyo agabyo kale, si loogu baahi tiro bulsho badan oo ay Kenyaatigu ku barakiciyeen gobolka.
Haddaba indheer garadka wilaayada Gedo ayaa u mahad celiyay wilaayada Sh/hoose iyo shacabkeeda, iyagoo ku amaanay kaalintooda walaaltinimo iyo sida ay uga soo dhalaaleen.