HomeAll newsWax Ka baro Taariikhda Madow ee Dalka Faransiiska. (Dhagayso)

Wax Ka baro Taariikhda Madow ee Dalka Faransiiska. (Dhagayso)

Faransiiska waa dal leh taariikh madow, marka laga hadlayo dhibaatooyinka uu ka geystay caalamka Islaamka.

Laga billaabo dagaalladii qarnigii koowaad ee hijriyada illaa iyo maanta wuxuu colaad iyo duulaan ku yahay Muslimiinta caalamka.

Warbixintan oo ka kooban labo xalqo, waxaa qeybtooda koowaad kaga hadleynaa dhibaatadii uu Faransiiska ka geystay wadanka Aljeeriya, kaalintii uu ku lahaa dagaalkii Al-Xuruubu Saliibiyah iyo qadiyado kale.

Halkan ka dhagayso Warbixin Wejiga Dhabta ah ee Faransiiska

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular