Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-01-1442, oo waafaqsan 11–09–2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.