Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa khamiis, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 22-01-1442, oo waafaqsan 10–09–2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.