Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 18-01-1442, oo waafaqsan 06–09–2020, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinay Cabdisamad Cabdullaahi.