Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 09-01-1442, oo waafaqsan 28–08–2020, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.