Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso
Maanta waa Khamiis Taariikhda Hijriyada wexey ku beegan tahay 08-01-1442 oo ku asteysan 27-08-2020
Barnaamijka Waxbarashada waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Taariikhda Hijriga maad saxdaan waad qaladeen dhanka Sanadkeeda ah
Jazaaka Allaah waan saxnay walaal