Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 08-01-1442, oo waafaqsan 26-08-2020, Dhuuxa Waraysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali