Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 24-12-1441 oo waafaqsan 14–08–2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.