HomeAll newsDeg deg: Weerar Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Laamu.

Deg deg: Weerar Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Laamu.

imagesWar goor dhoweyto nasoo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay weerar ka geysteen degaan u dhow magaalada Laamu, halkaasoo ay ku beegsadeen kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya.

Sida ay xogtu ku waramayso weerarka Kolonyada ayaa waxaa loo adeegsaday qarax aad u culus oo si gaar ah loola beegsaday mid kamid ah gaadiidkii ay askartu saarnayd oo burburay. Qaraxan ayaa sababay khasaare dhimasho oo soo gaaray tiro kamid ah ciidamada dowladda Kenya iyo gaariga gubtay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular