Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-12-1441 oo waafaqsan 09-08-2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.