HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Gaar Ah oo Ku Saabsan Dhismo Weyn Oo Laga Hirgaliyay...

Dhageyso Barnaamijka Gaar Ah oo Ku Saabsan Dhismo Weyn Oo Laga Hirgaliyay Aadan Yabaal.

Degmada Aadan Yabaal oo kamid ah wilaayada islaamiga ah ee Shabeelaha Dhexe waxaa laga hir galiyay dhisme weyn oo da nguud ah.

Maamulka islaamiga ah ee Shabeelaha Dhexe ayaa dhaqaale aad u badan ku bixiyay dhismahan oo noqon doonaa mid ay dad weynuhu leeyihiin kuna qabsadaan munaasabadaha iyo kulamada.

Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakudukade oo ah waaliga gobolka oo munaasabadda ka hadlay ayaa dadka ku dhaqan gobolka ku dhiira galiyay iney ka qeyb qaataan mashaariicda ay wilaayada ka wado gobolka.

Munaasabadda waxaa ka qeyb galay Salaadiin, haween iyo dhamaan qeybaha kale ee bulshada waxaana ay dhammaantood si diiran usoo dhaweeyeen dhismahan.

Halkan Ka Degso Barnaamij Gaar Ah Aadan Yabaal

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular