HomeAll newsSawirro: Saakow oo Maanta Si Wanaagsan Looga Ciiday.

Sawirro: Saakow oo Maanta Si Wanaagsan Looga Ciiday.

Degmada Saakow ee wilaayada Jubbooyinka waxaa maanta looga ciiday si aad iyo aad u heer sarreysa iyadoo kumannaan dad weyne ah ay salaadda Ciidda ku tukadeen musalle weyn oo ku yaalla bartamaha degmada.

Dadka oo ku labisnaa dhar qurxoon ayaa muujiyay shacaa’irta waxaana ay dhageysteen khudbadda ciida oo dhinacyo kala duwan taabanaysay.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular