Dowro soctay saddex maalmood ayaa loo qabtay Odayaasha dhaqanka islaamiga ee wilaayada Shabeellaha Hoose.
Munaasabad ballaaran oo lagu soo xirayay dowrada loo qabtay Odayaashan ayaa ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana Odayaashu ay ka hadleen waxay barteen.
Waxaa loogu magacdaray dowrada saxaabiga jaliilka ah ee Adh-Dhufeyl bin Camar Ad-dowsi oo ahaa ugaaskii qabiilka Ad-dows.
Dowrada waxaa barbar socday kulamo ay isla qaateen masuuliyiinta wilaayada islaamiga ee Shabeellaha Hoose iyo Odayaasha, waxaana kulamadooda kasoo baxay qodobo dhowr ah.
Halkan ka dhagayso Kalimaadka laga jeediyay Munaasabdda lagu soo xirayay Dowrada.