Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 24-11-1441 oo waafaqsan 14-07-2020, Dhuuxa Waraysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Haashim Cabdinaasir.