Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 22-11-1441 oo waafaqsan 12-07-2020, Dhuuxa Waraysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.