Shan askari oo ka soo goosatay Dowladda Federaalka ah ayaa isu dhiibtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin gaar aahaani Wilaayada Islaamigia ah ee Gedo.
Askartaan ayaa toban bilood la hor ciidan ahaan loo qoray waxayna ku xareysnaayeen Baardheere halkaasoo tababar lagu siinayay.
Waxay tilmaameen in dhibaatooyin kale duwan ay la kulmeen intii ay ka tirsanaayeen Dowladda Federaalka ah.
Iyagoo hadalkooda sii wata mid weliba oo ka mid ah waxa uu sheegay in la soo dhagray oo aan loo sheegin in uu dowladda federaalka ah askeri u noqonayo.
Dhamaan askartaanu waxay ka soo jeedaad dhulka Soomaamaaliyeed ee ay Itoobiya gumeysiga ku heysato.
HALKAAN KA DHEGEYSIYO WAREYSIYADA ASKARTA BAARDHEERE KA SOO GOOSATAY