HomeAll newsDiiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Doorashada Madaxtinimo Ee DF. (Dhageyso)

Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Doorashada Madaxtinimo Ee DF. (Dhageyso)

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay Doorashada Madaxtinimada ee lagu wado iney qabato DF kadib marka uu dhammaado muddo xileedkeeda hadda sii gawaabsiga ah. Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Sheekh Nuur Mucallim Cabdiraxmaan oo kamid ah culimada Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 10-07-2020

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular