Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa khamiis, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 04 -11-1441 oo waafaqsan 25-06-2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad daahir.