Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa maalin Khamiis ah taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-10-1441 oo waafaqsan 11-06-2020 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi