Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa maalin Isniin ah taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 18-10-1441 oo waafaqsan 09-06-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abubakar Ibraahim.