Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa maalin isniin ah taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 17 10 1441 oo waafaqsan 08 06-2020 Warka waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi