
Masjidka Al-hudaa oo ku yaala degmada Saakow ee Jubbada dhexe waxaa ka socda howlo dhismo oo lagu ballaarinayo masjidka, kadib markii ay kordheen dadka ku tukada salaadaha.
Gudiga dhismaha Masjidka ayaa sheegaya in ay hayaan qarash aan ku filneyn dhismaha masjidka waxayna dadka Muslimiinta ah ugu baaqeen in ay masjidka wax ku darsaan si loogu guuleysto dhameystirkiisa iyaguna ay ajir badan Allaah uga helaan.
Gudiga waxaa lagala xariiri karaa lacagta EVCPULSna lagu xawili karaa lambarka ah 0615576625
waxaa kale oo jira akown lambar oo ah Salaam bank waa 30594868
Teleefoonka haddii aad dibadda ka soo waceyso waa 00252615576625