HomeAll newsSawirro: Jammaame oo Si Heer Sare Ah Looga Ciiday Iyo Ciidamada oo...

Sawirro: Jammaame oo Si Heer Sare Ah Looga Ciiday Iyo Ciidamada oo Dhoolatus Sameeyay.

Degmada Jamaame oo u dhow magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa maamula Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, halkaasoo ay ku nool yihiin dad badan.

Salaadii Ciida waxay dadku ku tukadeen fagaare weyn oo uu maamulka islaamiga ah diyaariyay waxaana sawirradan laga dheehanayaa sida quruxda iyo farxadda badan ee loo ciiday islamarkaana shacaa’irta loo muujiyay.

Sidoo kale waxaa dad weynaha salaadda la tukaday ciidamo badan oo ka tirsan Milatariga Xarakada Al-Shabaab kuwaasoo salaadda kadib dhoollatus ku maray wadooyinka magaalada Kadibna u ruqaansaday dhanka Jihada Kismaayo.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA CIIDDA EE DEGMADA JAMAAME

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular