HomeAll newsSidee Looga ciiday Degmada Galhareeri. (sawirro)

Sidee Looga ciiday Degmada Galhareeri. (sawirro)

Degmada Galhareeri ee wilaayada islaamiga ee Galgaduud waxay kamid tahay meelaha sida wanaagsan looga ciiday, waxaana dadku ay ku tukadaan fagaare weyn oo ku yaala bartmaha magaalada.

Dadweynaha fagaaraha isugu soo baxay waxaa ku jiray caruur aad u qurux badan, dumar iyo rag, waxaana dadka wejiyadooda ka muuqday farxad aad u sarreysa.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular