HomeAll newsSawiro :Buq aqable oo si weyn looga ciiday

Sawiro :Buq aqable oo si weyn looga ciiday

Magaalada buq aqablee Gobalka Hiiraan ayaa Maanta si weyn loo ciiday iyadoo fagaaro halkaa ku yaal ay ku tukadeen bulshada deegaanka oo wejadoodu farxadu ka muuqatay.

Saraakiil ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin yo Salaadiinta deegaanka ayaa qayb ka ahaa dadka Salaadda ciidda ku takaday buq aqable.

Rag iyo dumar u lebbisan hab waafaqsan shareecada Islaamka ayaa goobta soo xaadiray waxaana dadka laga dareemayay in ay ku faraxsan yihiin in ay nabad gelyo ku ciidaan kadib 29 maalmood oo ay Allaah dartii u soomeen.

(creditcadabra.com)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular