HomeAll newsHogaanka Sare Ee Xarakada Al-Shabaab oo Ummadda Soomaaliyeed U Diray Dhambaal Muhim...

Hogaanka Sare Ee Xarakada Al-Shabaab oo Ummadda Soomaaliyeed U Diray Dhambaal Muhim Ah. (Dhageyso)

Munaasabadda Ciidulfidriga aawgeed, hogaanka sare ee Xarakada Al-Shabaab ayaa dhambaal muhim ah u diray ummadda Soomaaliyeed meel walboo ay joogto.

Kalimaddan oo uu jeedinayo Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali Dheere) oo ah afhayeenka ayaa waxay hambalyada ciidda ka soke soo bandhigeysaa xaqiiqooyin badan iyo talooyin muhim ah oo ku socda ummadda.

Wuxuu bogaadiyay maamullada islaamiga ah ee Wilaayaadka islaamiga iyo ciidamada. Dhanka kale wuxuu soo hadal qaaday cudurka Corona isagoo farriin kulul u diray dowladda Mareykanka oo kamid ah shisheeyaha dalka kusoo duulay.

Halkan Ka Degso Kalimadda Sheikh Cali Dhere Ciid Fitr 1441

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular