Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa Talaado taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19 09 1441 oo waafaqsan 12-05-2020 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.