Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa isniin taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 18 09 1441 oo waafaqsan 11-05-2020 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.