Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa JImce taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 15-09-1441 oo waafaqsan 08-05-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali