HomeAll newsDiiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Dagaalada Qabaa'ilka Iyo Waxa Soo Celceliya.

Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Dagaalada Qabaa’ilka Iyo Waxa Soo Celceliya.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan looga hadlay dagaalada qabaa’ilka ee ka dhaca Soomaaliya iyo waxa soo celceliya, waxaana ka qeyb galay qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 08-05-2020

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular