Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa Arboco taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 13-09-1441 oo waafaqsan 06-05-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.