Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa Isniin taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 11-09-1441 oo waafaqsan 04-05-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.