Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan looga hadlay Dullaanka waxbarasho
Halkaan ka dhegeyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo tayo sare ah 01-05-2020
Halkaanka dhegeyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo tayo dhexe ah 01-05-2020.
Idaacadda livestream halagu soo kordhiyo